Axmed Madoobe oo saacadaha soo socda shaacin doono Murashaxiinta Aqalka Sare.

0

Axmed Madoobe

Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa la filayaa inuu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Federaalka ee laga soo doorto Jubbaland.

Jadwalka doorasho ee Aqalka sare ayaa loo muddeeyay inay bilaabato maalinta berri oo Axad ah kuna beegan 25 July, sida qorshuhu yahay Jubbaland ayaa noqon doona Maamulkii u horreeyay ee bilaaba doorashada Aqalka Sare.

By: Mohamed Yahye Jinow