Dagaal Xoogan Oo Dhexmaray Ciidamada Soomaalida iyo Kuwa Canfarta

0

225651513 497544178403617 4462361074775494701 N

Dagaal qadhaadh ayaa maanta ku dhex maray Soomaalida iyo Canfarta magaalada Garba-ciise, halkaasi oo Soomaalidu ay guul ka sheegatay dagaalka dhexmaray Canfarta.

Dagaalkan ayaa ah mid muddo badan soo jiitamaayay, iyadoo labada dhinac ay ku dagaallamayaan xiisad la xidhiidha arrimaha dhulka.

Boqollaal shacab ah ayaa ku barakacay dagaalkan, waxaana qaarkood soo foodsaartay gaajo.

Dawladda deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in ay garab istaagi doonto dadkeeda.