Kenya oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay Mandera.

0

Kenya

Saraakiisha Kenya sheegay in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay 3 qof oo Kenyaan ah ku dileen xadka Somalia iyo Kenya.

Dilka ayaa ka dhacay gobolka waqooyi bari Kenya ee Mandera.

Rono Bunei, taliyaha booliska gobolka waqooyi bari Kenya ayaa sheegay in laba dhacdo oo weeraro ay ka gesyteen dhinaca xadka, 3 kale ayuu xaqiijiyay in ay weerarka ku dhwacmeen.
Dadka la dilay mid kamid ah waxaa la sheegay inay ahayd haweeyney xanuunsan oo isbitaal loo waday.

Dhowr jeer ayay al shabab weerar ka geysteen xadka Somalia iyo Kenya