Alshabaab oo xukun fuliyay

0

Fb Img 1628182172360

Al.Shabaab ayaa Fagaare ku yaala Ceelbuur Waxa ay ku togteen nin ay shegeen in uu Aflagaado U Geystay Nabi Muxammed NNKH,

Ma cada in eedeyntaas Ay run tahay iyo Inkale.

Alshabaab ayaa deganada ay intabadan gacanta ku hayaan waxa ay ka fuliyaan xukuno kala duwan