Agaasimihii Xarunta Dhexe ee Kulmiye oo is Casiley.

0

Fb Img 1628329257487

Agaasimihii Xarunta Dhexe ee Kulmiye oo is Casiley.

Agaasimihii xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa iska casilay xilkii agaasimenimo ee uu ka hayey Xisbigaasi.

Agaasimahan oo lagu magacaabo Caydaruus Aadan, ayaa sidan ku caddeeyey qoraal uu u diray Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Masuulkan, ayaa shaqo ka tegistiisa ku sababeeyey, inuu doonayo in uu u madax bannaanaado hawlihiisa gaarka ah

Shaqo ka tegista Masuulkan, ayaa ku soo beegmaysa, xilli dhawaan Xisbiga Kulmiye ku guul daraystay damacii uu ku doonayey inuu ku hanto Shirguddoonka Golaha Wakiillada.