Ra’iisul wasaaraha X.F.S oo kulan la qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya+Sawirro.

0

Rb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta Xafiiskiisa  kulan kula qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire Moxamed Ibrahim.

Ra’iisul wasaaraha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya shacabka iyo labada dowladood ee Soomaaliya iyo Masar iyo sidii loo sii xoojinta iskaashigooda labada dal.