Raysalwasaare Ku Xigeenka Dalka oo xiraga ka jiray Mideynta Lacagaha Bankiyada dalka

0

Fb Img 1628328970251

Ra’isul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee bankiyada dalka kaas oo bangiga dhaxe ee Soomaliya uu ku mideynayo bangiyada Soomaalida si ay lacagaha isugu gudbiyaan shuruud la’aana.

Bulshada ayaa awoodi doonta isku dirista lacagaha bangi laga dirayo mid kalana loo gudbinayo si fudud.

Soomaliya ayaa waxaa ka jira dhowr Bangiga kuwaas oo ay leyihiin Shaqsiyaas Soomaliyed taasi oo markii hore qaarkood aysan isku diri karin lacagaha