Xirada Afasiyoone oo Goor dhaw ay xaadireen Xubno ka socoda DFS

0

Fb Img 1628327451850

Xirada Afisyooni, Waxaa fadhiya hada xubno ka mid ah DFS oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha Gen Muqtaar Xuseen Afrax.

Hoolka, Waxaa jooga garabka uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya iyo Seddexdii Xubnood ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Waxaa jira qilaaf xoogan oo ka taagan doorashada Xubnaha Gobolada Wuqooyi

Gudoomiyaha aqalka sare ayaa diidan socodsiinta doorahsada Xubnaha Aqalka sare ee uu magacaabay Raysalwasare rooble.