Cabdiraxmaan Abdishakur oo la kulmay Safiirka Ingariiska u fashia Soomaliya

0

Fb Img 1628597298139

Isagoo ka hadlayay kulanka iyo waxyaabaha looga hadlay ayaa waxaa uu siyaasigaan ku yiri qoraal kooban oo uu ku daabacay Bartiisa Facbook sidan

Waxaan maanta kulannay safiiradda dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Kate Foster. Waxaan aragti isdhaafsi ka yeelannay xaaladaha siyaasadda iyo doorashooyinka dalka. Waxaan kaloo ka wada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal. Ingiriisku waa lafdhabar ka mid ah dan wadaagta Soomaaliya.