Dowladda Oo Sheegtay inay Ka Hortagtay Baabuur Qaraxyo Siday

0

Mudug

War qoraal ah oo kasoo baxay Dowladda ayaa waxa lagu sheegay in Ciidamada Dowladda oo kaashanaya saaxiibadooda caalamka ay gabi,aanba ka hortageen oo ay qarxiyeen baabuur qaraxyo laga soo buuxiyay oo soo wada magaalada xamar
Waxaana Dowladdu aysan sicad usheegin saaxiibada ka caawiyay cida ay yihiin

Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ee kala shaqeeya Amniga ayaa ka hortagay baabuur qaraxyo ah oo loo soo waday in lagu dhibaatayo shacabka Soomaaliyeed. Baabuurtaas waxa lagu beegsaday meelo u dhow degmada Jilib, Kunya Barow iyo Xaramka, dhammaantoodna waa la’ baabi’iyey.

Muddoyinkii dambe waxa yara qaraxyada ka dhacayay magaalada Muqdisho kuwaas oo ay fulinayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab

Iyadoona inta badan sababta lagu sheegayo in Dowladdu ay badisay ka feejignaanta waxyaabaha amniga kasoo horjeeda