DEG DEG- Dagaal ka socda deegano ka tirsan GGalgaduud

0

225651513 497544178403617 4462361074775494701 N

Dagaal Xoogan ayaa Goor dhow ka bilowday Deeganka Cada-kibir oo dhanka Bari 40km ka xiga Godin-labe oo Galgaduud katirsan

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay inay maqlayaan Hub aad u culus oo la isu adeegsanayo.

Ciidamada Dowlada ayaa Deegaano ka tirsan Galmudug ka wada Howlgalo Alshabaab ay kula dagaalamayaan.