Rooble oo dalka dib ugu soo noqday

0

Fb Img 1628868606929

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya, halkaas oo uu kula kulmay mdaxweynaha Kenya, mas’uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalidaa ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka.

Rooble ayaa markii dalka Kenya uu tagay waxa uu faahfahin ka bixiyay sababta halkaasi uu u tahay waxa uu ku shegay in mida 1aad at taha,  Soo celinta  xiriirka diblumaasiyaded ee labada dal oo horay u xumaa

Waxa uu kalo ka hadlay in Kenya uusan u tagin arimo la xiriira in Kenya uu u  saxiixo bada taasi waxa uu yiri anigu Awood uma lihi iyo cid kalaba in ay ka hadasho bada

Maxkamada ICJ ayaa ka sugoynaa waxa ka soo baxo kaliya Rooble ayaa sidoo kale ka hadlay arimo kale oo ay uu ka mid tahay soocelinta qaadka waxa uu sheegay intaasi ay ka shaqeyn doonaan Gudi xukunadiisa ah

 

digu maxaa ka xasuusataa?