Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa soo dhameystirey liiska xubnaha aqalka sare ee laga soo doorto Koonfur Galbeed,kuwaas oo doorashadooda ka dhici doonto dhowaan Baydhabo.
Horay dhowr kursi oo aqalka sare ayaa doorashadoodu ay ka dhacday Baydhabo
Liiska waxaa laga reebay Ilyaas iyo Xuseyn kuwaas oo 4tii Sano ee la soo dhaafay ahaa Senator kamid ah aqalka sare