Rag Faasado wata oo Degmad Kaaran lagu soo bandhigay

0

Fb Img 1629011750341

Taliska policeka Degmada Karaan ayaa gacanta kusoo dhigay Dhalinyaro Ku hubeysan Baangado iyo Misaaro.

Dhalinyaraan ayaa la sheegay in shacabka ku nool degamadaas ku dili jiray habeenkii maqarada iyo miisaarada ay wataan iyaga oo marka hore indhaha uga qabanaya toosh iftiinbadan taas ayaana keentay in habeenkii dadku ay socon wayaan.