Madaxweynaha dalka Mareynka Joe Bidden oo hadda hadlay ayaa sheegsy in Maraykanka Afganistan uu u joogay dane kale

0

Fb Img 1629146960937

Madaxweynaha dalka Mareynka Joe Bidden oo hadda Khudbad ka jeedinay White House ayaa yiri “Anaga waligeen Afghanistan uma tagin inaan dhisno Qaranka Afghanistan ee danaheena ayaan ka fulisaneeynay. Sooma cada hadalkeeyga”

“Iyaga ayey ahayd inay dalkooda iyo qarankooda dhistaan. Yaan nagula eedeyn. 88 Bilyan ayan ciidankooda ku bixinay, waan u tababarnay. Waa kuwaan maanta isdhiibay. Anaga hoolgalkeena ma ahayn mid ebid ah, ee wuxuu ahaa mid Muddo cayiman”

“Waa qaladkiina, Waa dhibaatadiina. Nabadgalyo Afghanistan” ayuu kusoo gabagabeeyay.