Wararkii ugu dambeeyay ee saaka ka tagan Kaapul.

0

Fb Img 1629101446196

Dalka Afganistan waxaa la wareegay KOOXDA taalibaan xitaa Madaxtooyada kadib markii uu ka baxsaday Madaxweynihii dalkaasi

Xaalad Fowdo iyo Jahwareer ayaa Saaka ka taagan Airporka KABUL kadib markii Kumanaan Kun oo Shacab ah iska Xaadiriyeen si ay uga mid noqdaan Dadka la Daabulayo.

Dadka Waxay fursad u arkayaan hirkaan socdo ee Viso la’aanta iyo tikit la’aanta ah ee Yurub iyo Canada iyo Mareykanka lagu tagayo in ay kamid noqdaan.

Mareykanka ayaa wali raraya in ka badan 4000 oo shaqaale ka ahaa Safaarada Mareykanka ee Kabul uu ku lahaa.

Waxaa jira Shaqaalo u Dhashay Afghanistan kana shaqeynay Safaarada reer Galbeedka oo Viso heysta iyaga iyo Reerahooda hadana la’ diyaarad iyo cid qaada.

Inkastoo Daalibaan Dalki Qabsatay hadana Xaaladan maso faragalin oo way daawneysa!