Bulshada Afghanistan oo laga dajiyay Uganda xili ay falayen in Mareykanka lageeyo

0

Fb Img 1629225619678

Qaxoontigii naftooda kala cararay Afghanistan ee filayay in Maraykanka laga geeyo oo Uganda laga dejinayo.

Dawladda maraykanka iyo Uganda ayaa ka heshiiyay in 2,000 oo qaxooti ah oo ka soo qaxay Afgaanistaan ​​la keeno dalkaasi si dib u dejin loogu sameeyo halkaasi.

Arintaan ayaa dhabar jab ku ah dadka reer Afganistan

Durbaba hadal heyn ayay abuurtay falkaan

Adiga sidee u aragtaa?