DEG DEG- Degmada afgooye oo lagu dilay wiil dhalinyara ah

0

Fb Img 1629210762162

Mohamed Liinge oo ka mid ahaa dhalinyarada ka shaqeysta Moota Bajajaka ee ku nool dagmada Afgooye ayaa halkaasi waxaa  hada ku dilay kooxa hubeysan

Dadka qaar degaaanka waxay ii shegen in aana-qabiil loo dilay wiilkan dhalinyarada ahaa Ee Mustaqbalka wanaagsan lahaa .

Wali ma jirto cid ka hadashay dilkaan bales ehelada ayaa sheegaya in ay doonayan in la soo qabto cidii ka dambeysay falkaan Dilka ah