Qarax lagu weeraray Gudoomiyaha Garasbaley

0

Fb Img 1629200992161

Gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo lagula eegtay Deegaanka Garasbaaley.

Horay qarax ayaa waxaa lagu dilay Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley

Sidoo kale qarax kale ayaa mar aan sidaasi u fogeen waxaa ku dhintay Gudoomiye xigeenkiisa iyo Gudoomiyihii dhalinyarada Garsbaley AUN