Dowladaha Soomaliya iyo Turkigaga oo xusaya Xiriirka ka dhaxeeya

0

Fb Img 1629293631477

Warmurtiyeed Wadajir ah oo ay soo saaren dowladaha Somaliya iyo turkiagaga ayaa looga hadlay xiriirka labada dal

War murtiyedka ayaa ka kooban dhowr qodob

Waxaasa ugi wayn in lagu xusay qodobkaan oo lagu yiri sidan

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo uu ka dhaxeeyo Xiriir walaaltinimo waxa ay wadajir u xusayaan maalinta 19-ka Ogoosto munaasabadda dib u cusbooneysiinta Xiriirka miro dhalay ee labada dal.