Somaland oo dil toogasha ah ku xukuntay Askari

0

Fb Img 1629277041718

Somaliland ayaa dil toogaasho ah ku xukuntay askarigii dilay Alle haw naxariistee Marxuum Ibrahim Salaad oo ahaa ardaygii dhowaan lagu dilay Jaamacada Camuud ee Boorame.

Ardaygaan ayaa la dilay xili soon sh iyada oo u socday Intixaan

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in loo dilay markii uu ku soo libisatay dhar ka smaeysnaa calanka Somaliya