DEG DEG- Somaliland oo wariye Coldoon u sii gudbisay HARGEYSA

0

Fb Img 1629395329034

Cabdimaalig Sh.Muuse Coldoon ayaa hadda xabsiga loo taxaabay isagoo ku sugnaa goobtiisii shaqo.

Galabta ayaa wariyaha la xiray waxaasa wararku ay shegayan in loo sii gudbiyay xabsi ku yaala Magaalada Hargeysa

Ilaa hadda laamaha ammaanku kama hadal sababta xadhigiisa.