Golaha wasiirada puntland oo kulmay

0

Fb Img 1629373644812

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cimi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Tallaalka Covid19, Wax ka bedelka Xeerka Rugta Ganacsiga iyo qodobo kale.

Todobaadkasta maanta oo kale oo khamiis ah ayay wasiirada puntland ayay ku yeeshaan garoowe

Inta badan waxa ay uga hadlaan arimaha Amniga dhaqaalaha waxbarashada iyo Caafimaadka