Madaxweynaha KGS oo muqdisho soo gaaray

0

Fb Img 1629372190020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu wado in dhowaan ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.