DEG DEG- Wasiirka Arimaha Gudaha XFS oo ku sii jayda hiiraan

0

Fb Img 1629522542468

Wafdi u hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Gen Muqtaar Xuseen Afrax ayaa Maanta kusii jeeda Magaalada baladweyne ee Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle.

Wafdiga Wasiirka ayaa kaqeyb noqon doona Dadaalada Xalinta ka socdo Magaalada baladweyne ee hormuudka u yahay Kusimaha Madaxweynaha ahan Madaxweyne Kuxigeenka Dowaldda Hir-shabeelle Yuusuf Dabageed.