DEG DEG-Ciidamo la wareegay Baladweyne

0

Fb Img 1629666113359

Ciidamo lamagac baxay Badbaadada Gobalka Hiiraan ayaa goordhow la wareegay magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Ciidanka qabsaday magaalada ayaa waxaa hogaaminaya Sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Barre oo dhawaan laga qaaday xil uu ka haayay Milateriga Soomaaliya qeybta 27-aad iyo Nuur Dheere oo isagana dhawaan laga qaaday xilka guddoomiye kuxigeenka Sh Dhexe.

Ciidamadaan ayaa diidan in Caliō Guudlaawe uu tago Beladweyne. Warar waxaa jira sheegaya in berri Cali Guudlaawe ku wajahanyaha Beladweyne.