kulan dhexmaray Gudo uu Magacaabay RRooble iyo Amisom

0

Fb Img 1629629874499

Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu horreeyay la yeeshay taliska AMISOM oo ay kala hadleen sidii ay cadaalad u heli lahaayeen dhibbaneyaashii dhacdadii Golweyn.

Amisoom ayaa qirtay in ay dileen dad rayid ah kadub dagaal ay lagaleen Alshabaab

arintaasi waxa ay timid markii ehelada dadka la dilay banaanbaxyo ay ka sameyeb muqdisho

dowlada ayaa sidoo kale arintaan soo faragalisay