DEG DEG-Midowga Murashaxiinta iyo Madaxda Dowlad Goboleydyada oo kulmay

0

Fb Img 1629731411391

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleydada iyo Midoowga Murashaxiinta ayaa kulan ka yeeshay qodobo muniim u ah geedi socodla Doorasgada

Midowga Murashaxuinta ayaa diidan hanaanla loo marayl doorashada Baarlamaanka Soomaliya

War Saxaagadeed Maanta ka soo baxay Midowga Murashaxiinta ayay ku sheegen in Madaxda Maamul Goboleydyada ay wadaan awood qeybsi baalmarsan hanaanka lagu dooranato Xildhibaanada

Sikaataba kulankaan ayaa ahaa mid is afgarad ku soo dhamaaday

 

Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta ka qeybgalay kulan Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka DFS ay la qaateen Xubnaha Midowga Musharixiinta.

Kulankaan ayaa looga hadlayaa dardargelinta Arrimaha Doorashooyinka.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE