DEG DEG-RRooble Madaxda Maamul Goboleydyada iyo Murashaxiinta oo Magacaabay Gudi xaliya Khilaafka doorashada

0

Fb Img 1629749786059

Kulanka Casho Sharafta caawa oo ay ka qeyb galeen Ra’isul Wasaare Mohamed Hussein Roble , Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Midowga Musharaxiinta taas oo uu sameeyay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) Madaxweynaha Galmudug ayaa ku soo gabagabowday jawi deggan iyo is af-garad.

 

kulanka caawa ayaa lagu Magacaanay gudi kuwaasi oo xalinaya Khilaafka doorashada iyo tabashada ay qabanaan Midoowga Murashaciinta

-Abdirahman Abdi Shakur,Dahir Geelle iyo Shariif Xasan…..oo dhinac ah iyo…….Siciid Dani,Qoor Qoor,iyo Lafta Gareen oo dhinac ah….. ayaa lagu yiri si hoose u soo turxaan bixiya qodobada ay ka biyo diidsan yihiin midowga Murashixiintu ee habraaca doorashada oo ay RW iyo M/Goboleedyadu shalay soo saareen.