Taliyaasha Ciidamada Somaliya iyo Itobiya oo kulmay

0

Fb Img 1629730974993

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta magaalafa Addis Ababa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Difaaca Itoobiya Gen Birhanu Jula.

Jen Odawaa ayaa safaro ku tagay dalalka Masar iyo Turkey oo uu kula soo kulmay Taliyeyaasha Ciidamada.

labada taliye ayaa ka wada hadlay arimaha nabdgalyada iyo wada shaqeynta labada ciidan