Maxaa ka dambeeyay banaanbaxa ka dhacay Gaalkacyo

0

Fb Img 1629882814197

Boqolaal ruux ayaa isugu soo baxay Gaalkacyo, iyqga oo  sameeyay dibadbax ka dhan ah Al-Shabaab, saraakiisha ammaanka ayaa adkeeyay nabadgalyada goobta.

May be an image of 4 people and people standing

Waxa ay wateen boorar ay ku qoran yihiin ereyo ka dhan ah Shabaab, garab istaag ayay u muujiyeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug, Dadka Deegaanka iyo ciidanka uu wato Gen. Saadaq Joon.

May be an image of 9 people and people standing

Qaar kamid ah Culimada iyo waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin howlgalka ka socda Gobolka Mudug gaar ahaan Koofurta, waxaana ay ku baaqeen in loo midoobay la dagaalanka Shabaab.