DEG DEG- Faafahino dheeraad ah oo ka soo baxaya 2 Beel oo dagaal dhexmaray

0

Mudug

Dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Miira Cowleed una dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda deegaanada Galin soor iyo Dhabad ayaa waxa ku geeriyoodey 10 ruux oo ah labadii dhinac ee dagaalku dhex maray dhaawacana intaas waa uu ka badan yahay.

Dagaalkan haatan joogsaday ayaa waxa uu salka ku haaya anooyin qabiil.

Ma jirto wali cid kala dhexgashay ama ku baxday sidaan oo kale ayaa horay Deegaanka Dagaalo uga dheceen.