Sheekh Shariif oo dalka Uganda uga qeybgalay Aaska Genaral ladilay

0

Fb Img 1630086283776

Madaxweeynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif ayaa Magaalada #Kampala uga qeeyb-galay aaska mid kamid ah Generaaladdii Hogaaminyay Ciidanka Uganda xiligii uu Madaxweeynaha ahaa General Lokech’s.

Genaralka ayaa lagu dilay dhawaan dalkaasi

sababata ayaa lagu sheegay in koox ay u gaarsatay

sikastaba sargaalkaan la dilay ayaa kaalin wayn ku lahaa ka xureeybnta Caasimada Soomaliya ee xamar Alshabaab oo xiligaasi ku xooganaa