DEG DEG- Sheekh Shariif oo ka badbaaday isku day dil iyo Madaxweynaha Uganda oo kahadlay xogta Qaraxii la fashiliyay

0

Fb Img 1630086283776

Sheekh Shariif Madaxweynihii hore ee Soomaliya ayaa  ka badbaaday isku day diliyo

Madaxweynaha Uganda ayaa  kahadlay xogta Qaraxii la fashiliyay isaga oo faafahin ka bixiyay qaraxaasi cida ka dambeysay

koox falaaga ah ayaa dooneysay in Sheekh Shariif ay isku qarxiso xili uu ka qeybgalayay Aaska taliyi xigeenkii hore ee Booliska dalkaasi

Warkaasi waxaa yiri Madaxweynaha dalkaasi Uganda.

Maxaa ku soo beegay ayaa isleedahay?