Madaxweynaha hirshabeelle oo la hordhigay Shuruudo adag

0

Fb Img 1630181760454

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa mid la mid ah beelaha dega Gobolka Hiiraan ol si adag uga soo horjeeyda Maamulkiisa waxa ay oo hor dhigtay Shuruudaha adag

qodobada Shuruudahaas ugu waawayn waxaa ka mid ah.

1: Caasimadda Hirshabelle laga dhigo magaalda balad weyne ee GobolkaHiiraan
2. 4 Sano kadib Xilka Madaxweyne la siiyo Xawaadle
3. Jagada Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabelle ‘
4. Taliyaha Booliska Hirshabelle
5. Taliyaha Guutada 5aad
6. Taliyaha Guutada 27 qeybta Bulo Burte
7. Taliyaha Birmadka Hirshabelle
8. 15 Xildhibaan dheeraad ah Hirshabelle
9. Ciidanka Ganaral Xuud oo Lagu daro Booliska Hirshabelle oo bilaa Shuruud ah.
10. Calanka iyo magaca Hirshabelle la saxo.
11. in aanan loo raacanin wax daalac ah, la bar tilmaameedsan, laguna soo oogin Kiisas Maxkameed.
12. In loo fasaxo Mushaaraad Horey looga Xayiray iyo darajooyin laga masuq Maasuqay sida ay sheegeen.
13. in dib loogu Celiyo Xilal ay ka hayeen Ciidamada kala duwan oo si Sharci darro ah looga qaaday sida ay hadalka u dhigeen.