Nin Maleeshiyaada Ku heeysatay Balli-howd oo madax Furasho lagu Soo Daayay.

0

Waxaa lagu Guulaystay in Yuusuf Muuse oo ahaa Nin Dhalinyaro ah ayna Afduub u haysteen Ragii Dilka ka gaysatay Deegaanka Balli-howd si Nabad ah looga soo daayey isagoo Badqaba waxaana la keenay Magaalada Guri-ceel waxaana hada haya Maamulka Guri-ceel.

Dadka Deegaanka gaar ahaan Baag iyo Balli-howd ayaa Dadaal dheer ku bixiyey sidii ay uga soo Badbaadin lahaayeen Maleeshiyaadkii haystay C/raxmaan Maxamed oo ka mid ah Dadka Deegaanka ayaa ka mid ah Dadka Kaalinta ka qaatay soo dayntiisa waxa uuna dhiibay Ragii Ninka haystay Rahmad ahaan uga qaateen Qori iyo Boosh uu isagu lahaa ka dib markii ay Madax-furasho dalbadeen.

Arintaan ayaa aad loo hadal hayey in ka badan 24 saac ee la soo dhaafay sidoo kale waxaa la qorshaynayaa in Ehelkiisa lagu wareejiyo Maadaaba laga soo badbaadiyey Nimankii Mudada

Ninkii Maleeshiyaada Ku heeysatay Balli-howd oo madax Furasho lagu Soo Daayay.

Waxaa lagu Guulaystay in Yuusuf Muuse oo ahaa Nin Dhalinyaro ah ayna Afduub u haysteen Ragii Dilka ka gaysatay Deegaanka Balli-howd si Nabad ah looga soo daayey isagoo Badqaba waxaana la keenay Magaalada Guri-ceel waxaana hada haya Maamulka Guri-ceel.

Dadka Deegaanka gaar ahaan Baag iyo Balli-howd ayaa Dadaal dheer ku bixiyey sidii ay uga soo Badbaadin lahaayeen Maleeshiyaadkii haystay C/raxmaan Maxamed oo ka mid ah Dadka Deegaanka ayaa ka mid ah Dadka Kaalinta ka qaatay soo dayntiisa waxa uuna dhiibay Ragii Ninka haystay Rahmad ahaan uga qaateen Qori iyo Boosh uu isagu lahaa ka dib markii ay Madax-furasho dalbadeen.

Arintaan ayaa aad loo hadal hayey in ka badan 24 saac ee la soo dhaafay sidoo kale waxaa la qorshaynayaa in Ehelkiisa lagu wareejiyo Maadaaba laga soo badbaadiyey Nimankii Mudada haystay.