DEG DEG- Golaha Abwaanada Soomaliyed oo shaaciyay in Tiyaatarka Qaranka loo gacangaliyay Shirkad gaar looleyahy

0

Fb Img 1630319603532

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed iyo hobolada qaranka Waabari ayaa waxa ay Maanta muwdisho ka dhigeeyn banaanbax ay uga soo horjeedaan shirkad uu wasiirka warfaafinta Dubbe siiyay dhul ka dambeeya Tiyaatarka si ay uga dhistaan maqaayad .

Waxay baaq udireen Madaxda dowladda ugu sareysa iyagoo sheegay in anay marna u cuntameen ib shaqsiyaad lasiiyo qaybonkamid ah hantidii qaranka oo ay iyagu isxilqaanka ku dhiseen .