DEG DEG- Xarumo lagu farsameynayay bushimaha dumarka oo la xiray

0

Fb Img 1630335122756

Laamaha Amniga ee DFS  ayaa albaabada isugu dhufatay Shirkado Sameeya wayneynta bushimaha

sababaha loo xiray DFS Ma aysan faafahin balse wararka qaar ayaa sheegaya in wadahadal uu u socdo dibna loo fasaxayo

wararku waxa ay intaasi ku darayaan in dowlasu arintaan ay wax ka waydiineyso  dhowr shirkadood oo bilaabay sameynta bushimaha dumark

Somaliya ayaa ah arintaan mid ku cusub, Balse wadamada reer galbeedka ayaa hablaha loogu sameeya bushimaha

xarumaha la xiray waxyaabaha sida qarsoodiga lagu sameeynayay waxaa ka mid ah birida iyo kubka

 

 

Bartaan ayaa dhawaan idin kaga baahinay xarumo Fuliya qaliimada, iyo wayneenta, yareenta, dibnaha, birida, kubka.

sidee u aragtaa adigu?