Madaxweyne Cali Guudlaawe oo la kulmay Gudiga Doorashada

0

Fb Img 1630412337178

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan la qaatay Gudiga Doorashada Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle.

kulankaan oo ka dhay jowhar waxaa Madaxweynaha uu  Gudiga Kala hadlay u diyaar garowga qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

cali Gudlawe ayaa laga sugaya soo xulista xubnaha ka qeybgalaya doorashada Aqlka sare