AM Tarsan oo Gaaray Joowhar

0

Fb Img 1630499432673

Amb Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa Goordhaw Gaaray Magaalada Caasimada Hir-shabeelle ee jowhar.

U jeydka Tarsan uu u gaaray jowhar ayaa lagu sheegay in ay tahay ka qeybgalka Doorashada Aqalka sare

waxaa la xaqiijiyay in uu doonayo in uu noqdo Sentar katirsan Aqalka sare