Coldoon oo hoyadiis sheegtay in xabsiga laga saaray oo Somaliland ay ka hadashay

0

Fb Img 1630500348991

Cabdimaalik Coldoon oo saaka la dhigay mid kamid ah Cusbitaalada Hargeysa ayaa la sheegay in hadda lagu celiyay xabsiga Mandheera.

Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Somaliland ayaa sheegay in Cabdimalik uu ka cabanayay lug sidaa darteedna baadhitaan caafimaad loo keenay mid kamid ah cubitaalada Hargeysa haddana lagu celiyay xabsiga Mandheera oo kuu xidhan yahay.

horay hooyadiis waxa ay sheegtay in wiilkeyda xabsiga lagala baxay eena ladahay meel lageeyay