DEG DEG- Hantidhowraha qaranka oo diiday in la gado hantida dalka.

0

Fb Img 1630519169716

Hantidhowraha qaranka ayaa diiday in la gado hantida dalka.

hadalkaan ayaa ku soo adaya iyadoo dhawaan buuq uu ka dhashay tiyaatarka qaranka oo lagu eedeeyay wasiirka warfaafinta XFS in uu ka gatay shaqsiyaad gaar ah