G/Banaadir oo fariin u diray isbitalada kala ah Jazira iyo Yardameeli

0

Fb Img 1630500904375

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku Amray Maamullada isbitalada kala ah Jazira iyo Yardameeli in Mudo Todobaad ah ku soo warijiyaan Maamulka Isbitaalka.

dhulka ay ku yaalaan Isbitaaladan waxaa led Dowlada dhexe ee Soomaliya

lama ogo sababta rasmiga ah ee ka dambeysa Goaanka waloow Maamulka Gobolla uu sheegay in loo baahan yahay