Cumar Crashid rooble waa inuu Gudi Magacaaba……

0

Fb Img 1630660705894

Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar C/rashiid ayaa ugu baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble inuu magacaabo Guddi ka kooban hey’addaha ay quseyso baaritaanka kiiska dilkii Ikraan Tahliil, si ay u tagaan gunta hoose ee kiiskan dahsoon.

Arintaan ayaa ku soo adeysa iyadoo kiiska ikraan oo in muda ah lala arageeda xalay Nisa ay sheegtay in shabaab ay dishay