DEG DEG- Dagaal ka Socda Deeganka Jasiira

0

Fb Img 1629277041718

Dagaal la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan oo ka socda deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho.

Dagaalkaan waxa uu udhaxeeya ciidamada Haramacad iyo ciidamo macawislay ah oo jidgooyo u dhigan jiray baabuurta u kala safartay Muqdisho iyo Marka iyagoo ka qaata lacago baad ah.

Sida aan xogta ku helayno dagaalka waxaa qaaday Ciidamada Haramacad kuwaas oo la sheegay in doonayaan inay qaadaan isbaarooyinka ay dhigteen ciidmada Macawislayda ah.