DEG DEG-koodii Afduubatay ayuu yiri aad ii dishaanee horta Fahad ma i yaqaan?”

0

Fb Img 1630671894415

Isagoo gacanta ugu jira koox hubeysan oo sheegatay inay ku heyb yihiin Ikraan Tahliil AUN, isagana ay u soo afduubteen inay ugu aar gudaan Ikraan maadaama uu la qaraabo yahay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, ayuu ku yiri “aad ii dishaanee horta Fahad ma i yaqaan?”

Sax ma’ahan dambiga Ikraan laga galay in mid lamid ah laga galo qof aan wax lug ah ku laheyn kiiskeeda. Aayad qur’aan ah ayaa Alle wuxuu ku yiri “ولا تَزِرُ وَازِرَةٌ وِزْرَ أُخْرَى”

Qofna dambigiisa qof kale looma ciqaabi karo, taas oo ka dhigan xitaa haddii Fahad dambi ka galay Ikraan inaysan habbooneyn in qof kale loo dhibaateeyo.