Madaxda Midowga Musharraxiinta oo 3 arrin ugu baaqay in uu la yimaado Raysa wasaare Rooble.

0

Fb Img 1630680700777

qodobada ka soo baxay ayaa kala ah

  1. in isbeddel deg deg ah lagu sameeyo hoggaanka sare ee NISA.

  2. in loo saaro guddi caalami ah oo madax bannaan si looga gungaaro xaqiiqada kiiskaan.

  3. In hay’adda NISA loo magacaabo hoggaan hannan kara shacabka