DEG DEG-Gudoomiyaha Aqalka Sar iyo Raysalwasaare ku xigeenka dalka oo hishiis wada Gaaray

0

Fb Img 1630830728233

Waxaa Heshiis rasmi ah wada gaaray guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo reysal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar).

Heshiiska ayaa waxaa gar wadeen ka ahaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed kaas oo hooyga Cabdi Xaashi warbaahinta kula hadlay.

intabadan waxaa lagu muranana hanaanka loo qeybaanayo dadka matalaya dooraahada baarlamaanka Soomaliya taasi oo hada ay ka hishiiyeen