Fahad Yaasiin oo ka soo jawaabay muddadii uu u qabtay RW Rooble….

0

Fb Img 1630859420780

Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin ayaa ka soo jawaabay muddadii uu u qabtay RW Rooble inuu warbixin uga keeno kiiskii Ikraan Tahliil, Fahad ayaa qoraal u gudbiyay RW Rooble isagoo u sheegay inuu doonayo in la fariisiyo Golaha Amniga Qaranka si uu warbixin ka hadlay kiiska Ikraan uga siiyo golaha. Qoraalka uu Fahad Yaasiin u gudbiyay xafiiska RW Rooble ayaa lagu ogeysiiyay Madaxweyne Farmaajo, guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wasiirka Amniga Somalia.