Milatariga Guinea oo Afgambiyay dalkaas

0

Fb Img 1630851826174

Milatariga Guinea-conakry oo gacanta ku dhigey madaxweynaha Guinea-conakry Mr. Alpha Conde.

Guinea-conakry waa dal ku yaalla galbeedka Afrika kaasi oo sannadkii 2019kii uu socdaal ku tagey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

waxaa talada dalka la wareegay sarakiil ama cutub ka tirsan Meletariga dalkaas

talafashinka dalkaas ayaa lagu baahiyay muuqalka madaxweynihii dalkaas oo la qafaashay islamarkana Meletariga Gacanta ku haya